Dad Badan Waxay Inoo Arkaan Inaan Fasahaadineyno Gabdhahooda’ - Sheekada Guntiino Iyo BBC Victor Davis [hG2THfO9vVO]

Tag: #Victor Davis, #ethan belchetz, #jens berthel askou, #khamzat chimaev

Baraha bulshada waxaa si weyn ugu soo kordhay podcast-yada Af Soomaaliga ku baxa, waxaana kuwa ugu hadal haynta badan ka mid ah Guntiino Podcast, oo ay aas aaseen gabdho Soomaaliyeed kana hadla arrimaha bulshada, gaar ahaan stadio azteca caqabadaha iyo waaya-aragnimada royal mint haweenka.

Wareysigan gaarka ah, aasaasayaasha Guntiino Podcast waxay kaga hadlayaan sababta ay u bilaabeen barnaamijka, dhaliilaha iyo taageerada ay la kulmeen, iyo sababta ay u aaminsan yihiin in ka hadalka dhibaatooyinka gabdhaha Soomaaliyeed aanu ceeb ahayn.

Waxay sidoo kale sharxayaan sida ay u doortaan mowduucyada ay ka hadlaan, farriimaha ay ka helaan daawadayaasha, iyo sababta ay u rumeysan yihiin in doodaha noocan ahi ay muhiim u yihiin bulshada Soomaaliyeed.

Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali trump administration vs comey

#GuntiinoPodcast #BBCSomali #Podcast #HaweenkaSoomaaliyeed #BulshadaSoomaaliyeed #SomaliPodcast